Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Weriye C/casiis Afrika oo shaaciyay Sarkaalka ka danbeeyay weerarkii lagu dhaawacay

Weriye C/casiis Maxamud Afrika ayaa weerar lagu dhaawacay shalay ku eedeeyay inuu ka dambeeyay sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

Isagoo wareysi siiyay Idaacadaha Muqdisho ayuu sheegay weriye Afrika in si bareer ah ay u rasaaseeyeen ciidamada Saney Cabdulle oo ah taliye ciidamada Milateriga ee fadhigoodu yahay gobolka Shabeelaha Dhexe.

DHAGEYSO WERIYE AFRIKA OO KA HADLAYA SIDII LOO WEERARAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON