Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO XAAF: “Xubnaha Galmudug ee Aqalka Sare walaallayaalow ii Nabadgeliya xildhibaannadeyda…”

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo maanta khudbad ka jeediyay Aqalka Aqalka sare ayaa ka codsaday xildhibaannada ka soo jeeda Galmudug inay faraha ka qaadaan xildhibaannada  maamulka Galmudug.

Isagoo ka mid ahaa Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada ee Maanta hortegay Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa u sheegay xildhibaannada Galmudug lagu shiriyo Muqdisho oo afkaaro siyaasadeed lagu shubo, wuxuuna ka dalbaday in loo nabad geliyo oo aanay qabiilka ka barin.

Wuxuu Madaxweyne Xaaf Xildhibaanada Aqalka Sare ka codsaday inay dhexdooda heshiisiiyaan oo midoobaan kadibna ay Ahlusunna Waljamaaca oo maamulkiisa kasoo horjeeda ay heshiisiiyaan.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON