Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO Xasan Sheekh: “Soomaali Galbeed waa dhul ka tirsan Itoobiya, mana ogolaaneyno in la carqaladeeyo..”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa ka hadlay socdaalkiisii muranka ka dhashay  ee dhowaan uu ku tegay magaalda Jigjiga.

Wuxuu qiray in socdaalkiisu ahaa mid uu ogolaansho ka helay dowladda Itoobiya iyo ra’iisal wasaaraha dalkaasi oo aanay suuragal ahayn inuu booqdo Jigjiga arrintaas la’aanteed.

Xasan Sheekh ayaa Wuxuu sheegay in Dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya ay Maamusho uu yahay degaan ka tirsan dalka Itoobiya,wuxuuna si adag u caddeeyay inaysan aqbali doonin Cid kasta oo carqaladeysa Ammaanka ka jira Dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON