Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Xidhibaan Xaaf Digniin kulul iyo Dalab adag u diray Maamulka Puntland

Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa digniintii ugu kululeyd u diray maamulka Puntland isagoo ku eedeeyay inay mas’uula ka ahaayeen duqeyntii lagu laayay askartii Galmudug.

Xaaf wuxuu Puntland ka dalbaday inay sida ugu dhaqsiyahaa badan magdhow ka bixiso wiilashii laga dilay Galmudug, kana laabtaan farxadii ay muujiyeen oo ay sheegaan inay ka xun yihiin wixii dhacay, haddii kalena wixii halkaas ka dhaca oo dhibaato ah ay mas’uuliyadeeda qaadi doonaan.

xaaf
Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)

DHAGEYSO XILDHIBAANKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON