Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaan Cabdi Shire oo wacadarro ka dhigay fadhiga Baarlamaanka Federaalka

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar-jecel) oo dhowaan ku biiray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankii shalay hadal uu ka jeediyay Baarlamaanka ku booriyay inay xilkooda ka soo dhallaalaan, isla markaana aysan ku sifoobin tilmaamihii hore.

Xildhibaan oo hadal murti u badan fadhiga ka jeediyay ayaa ka digay inuusan ka sii mid ahaan doonin Baarlamaan aan xilkiisa gudan, isagoo intaas ku daray in Baarlamaanka laga sugayo mas’uuliyad weyn, aysana macquul ahayn inay wasiirada horkeeni karin Baarlamaanka, wuxuuna tusaale u soo qaatay wixii dhacay maalmihii ugu danbeeyay oo uu yiri waa in mas’uuliyadeeda la qaataa.

HOOS KA DHAGEYSO HADALKA XILDHIBAAN CABDI SHIRE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON