XIldhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas isagoo sheegay inuu jebiyay dastuurka iyo xeerarka maamulkaasi.
Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdiayaa ku eedeeyay C/weli Gaas inuu jebiyay dhammaan xeerarkii iyo dastuurkii dalkaasi, wuxuuna sheegay inuusan hal heshiis Baarlamaanka hor keenin intii uu talada hayay, isla markaana uu jebiyay xeerkii dhismaha Golayaasha Puntland.
DHAGEYSO
Goobjooge.com