Friday, July 4, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaan Kulalihi oo sir badan kashifay [Baarlamaanka waa la kala diraa]

Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in Madaxweynaha Soomaaliya lagu qasbo inuu  wareegto soo saaro kuna kala diro Baarlamaanka.

Wuxuu xildhibaanada Baarlamaanka u sheegay  inay weli ku soo noqon karaan Baarlamaanka oo arrintu ku socoto 4.5, qofkii xil Baarlamaan heli weydana aan bannaanka lagu tuuri doonin.

Wuxuu Baarlamaanka xusuusisay in Wareegto xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare.

DHAGEYSO XILDHIBAANKA OO ARRIMO XASAASI AH KA HADLAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON