Monday, November 30, 2020
More

    heshiiska Doorashada

    Nairobi oo noqotay xarunta ololaha Doorashada Musharixiiinta Mucaaradka iyo Imaaraadka oo wada…

    Waxaa durba bilowday ololaha doorashada 2020/2021 kadib markii madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay soo saareen habraacyada iyo shuruudaha Doorashada lagu gelayo iyo...

    Saddex Guddi Doorasho oo lagu heshiiyey in la dhiso iyo Wararkii ugu danbeey ee Shirka Muqdisho

    Wararka laga helayo shirka Madaxda Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ayaa sheegaya in is-faham laga gaaray dhismaha Guddiyada Doorashada ee maamuli doona...

    Shir u furmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada (Arrimo xasaasi ah oo looga hadlayo)

    Waxaa dib u bilowday shirarkii madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka, kadib markii labada Aqal ee Baarlamaanka ay ansixiyeen heshiiskii jideynta Doorashada. Shirkan...

    Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka oo meel mariyey ‘Heshiiskii Doorashada’ & Lifaaq Cusub

    Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen maanta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd cod loogu qaaday 'Heshiiska Jiheyna Doorashada' ee ay...

    XOG: Maxaa iska bedelay C/weli Muudey..? (Ansixinta Heshiiska Doorashada & xaalada Xildhibaanadii diidanaa)

    Waxaa maanta kulan gaara yeelanaya xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka, kaasoo la hor keenayo Heshiiska Doorashada 2020/2021 oo ay isla gaareen Madaxweynaha iyo madaxda...

    Xildhibaan Cayaar-jecel: “Fadhiga labada Aqal waa sharci-darro, Madaxweynuhuna Dastuurkii ayuu jebiyey..”

    Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa sharci darro ku tilmaamay kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka maanta yeelaayan oo la shaaciyey in loogu codeynayo Heshiis...

    Khadiijo Diiriye oo taageertay Heshiiska Jiheynta Doorashada, kana furatay hoggaamiyaha siyaasadda Beesha

    Sii-haya Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si buuxda u taageeray heshiiska Doorashada ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ay ku...

    XOG: C/weli Muudey oo ka hor yimid Heshiiska Doorashada 2020/2021 & Cabsi laga qabo Qalalaase ka dhaca…

    Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ka hor yimid Heshiiska Doorashada ee madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka...

    Guddoonka labada Aqal oo shaaciyey Xilliga Codka loo qaadayo Heshiiska Cusub ee Doorashada (Yaa ka horjeeda?)

    Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd shaaciyey in kulan wadajir ah oo labda Aqal ay cod ugu qaadayaan Heshiiska cusuub ee...

    Dhaqan-gelinta Qodobka 11-aad ee Heshiiskii Doorashada oo sababay in la heshiisiiyo Guddoonka Labada Aqal

    Kulan ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la isugu keenay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo ujeedkiisu ahaa heshiisiinta labada dhinac si ay wadajir...

    Beesha Calaamka oo Tub Cusub u dejisay Dowladda soo socota & Go’aanka ku Qarsoon (Akhriso)

    Bayaankii Wakiilada Beesha Caalamka kasoo saartay Heshiiska Doorashada ee ay madaxda Soomaalida ku gaareen magaalada Muqdisho wuxuu bannaanka soo dhigay arrimo badan oo caddeyn...

    Beesha Caalamka oo ka Gows qabsatay Heshiiskii Doorashada. “Lama Caddeynin Qodobadda qaar ee lagu..”

    Wakiilada Beesha Caalamka ayaa War kasoo saaray heshiiskii Doorashada ee ay dhowaan gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Qoraal kasoo baxay Beesha...

    WARARKII MAANTA

    Wasaaradda Waxbarashada oo cudurdaar ka bixisay khalad halis ah oo lagu arkay Buug ka mida Manhajka cusub

    Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cudurdaar looga bixiyey khalad halis ah oo lagu arkay mid ka mida buugaagta manhajka cusub...

    Kenya oo War kasoo saaray Go’aankii Dowlada Somalia. “Ma jiro dalab rasmi ah -Af ama Qoraal- oo na soo gaaray “

    Dowladda Kenya yaa si rasmi ah uga jawaabtay Warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee safiirka Keya looga dalabday inuu dalkiisa ugu laabto...

    Maleeshiyada Degaanka oo Alshabab dib uga qabsaday Bacaadweyn (Akhriso Qasaaraha culus ee dagaalka)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug ku dhex maray Alshabaab...

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Maxaa ku qarsoon Qorshaha Qoorqoor ee Dhexdhexaadinta Farmaajo iyo Musharixiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ay kulmay Midowga musharixiinta Mucaaradka ayaa doonaya inuu dhexdhexaadiyo madaxeweyne Farmaajo iyo Musharixiinta ka horjeeda. Xogta aanu...

    Kulankii Baarlamaanka Puntland oo lagu kala dareeray, kadib Buuq iyo Fowdo hareeyay..

    Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero. Wararka ayaa sheegaya in fadhigii Golaha Wakiillada Puntland...

    Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

    Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen. Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...

    Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay inay Dagaal culus kula wareegtay Degaanka Bacaadweyn, Galmudug..

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar culus oo saaka Alshabaab ku qaaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay degan yihiin ciidamo...
    error: Content is protected !!