Friday, July 4, 2025

DHAGEYSO: Yaa Maalgeliya ololaha Musharixiinta ee Doorashada Soomaaliya?

Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada siyaasadda.

Lacagtaasi ayay ololayaashooda u adeegsanayaan musharrixiinta kala duwan si loo soo doorto. Haddaba xaggee ayey lacagtan ka imanaysaa?

DHAGEYSO: Qaybtii koowaad ee warbixinta VOA

musharixiin

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON