Guddooomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ka furmaya.
Isagoo magaalada Beledweyne ka hadlayay ayuu sheegay inaan wax talo ah laga gelin shirka ay wado IGAD, wuxuuna si kulul uga horjeestay in IGAD ay la wareegto shirkaasi. Isagoo sheegay inuu Idaacadaha ka maqlay isagoo Muqdisho joogay.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYE DABAGEED
Goobjooge.com