Saturday, June 28, 2025

DAAWO VIDEO: Dhimashada Maleeshiyada Al-shabaab ee Togga Suuj ay gaartay 40

Telefeshinka Puntland Tv ee ku hadla afka maamulka Puntland ayaa sheegtay tirada dhimashada maleeshiyada Alshabaab ee dagaalka ka wada Togga Suuj  oo ay ka baxeen xalay ay gaartay 40, halka ciidamada Puntland ay ka dhinteen 2 askari.

Puntland Tv oo aan soo bandhigin caddeymo ku saabsan meydadka la dilay ee Alshabaab ayaa wareysiyo la yeeshay  saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland iyo  masuuliyiin ka tirsan Puntland oo tegay aagga dagaalka.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON