Qeyb cusub oo ah dhismooyin ayaa lagu soo kordhiyay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.
Qeybtan cusub ayaa ah mid ku shaqeyneysa Tamarta Qoraxdda laga dhaliyo, waxayna ka kooban tahay dhismooyin shirarka lagu qabsan karo.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray, waxaana hirgeliyay hay’adda UNDP oo maalgelin ka aheshay Hay’adda DFID ee Ingiriiska.
Ad
SAWIRRO
- Advertisement -
Warar Xul ah