Tuesday, July 15, 2025

Dib miyaa loo doortay Xildhibaan Dalxa Baarlamaanka cusub mise daadka ayaa qaaday..?

Iyadoo ay magaalada Baydhaba ka socoto doorashada Aqalka hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay  doorasho loogu loolamay kursiga Beesha Hintire.

Kursiga Beesha Hintire waxaa ku tartamay xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo mudod dheer kursigaasi ku fadhiyay iyo Maxamed Shuute Xuseen.

dalxa

Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa dib ugu soo laabtay Baarlamaanka isagoo elay 49 cod, halka Maxamed Shuute Xuseen oo la tartamayay aanu wax cod ah helin, Labo codna ay qasaartay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON