Thursday, June 26, 2025

Dil ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho & Qarax Miino oo waxyeelo geystay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in dhacdooyin amni darro ay maanta ka dhaceen caasimadda oo muddooyinkii dambe ku jirtay howlgallo amni oo ay wadeen ciidamada Booliska.

Kooxo hubeysan ayaa maqribnimadii Caawa dil ka fulisay agagaarka Shineemo Liibaan oo u dhow saldhigga iyo Suuqa degmada Karaan, waxayna halkaasi ku toogteen nin shacab ahaa oo magaciisa lagu sheegay Daashoow, iyagoo goobta ka baxsaday dilkiisa kadib.

Dhinaca kale Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay agagaarka xero Shiino oo u dhow Xeradii hore ee Shiirkole, wuxuuna qaraxu ahaa Miinada nooca dhulka la geliyo. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay qaraxa ku geeriyoodeen laba qof oo dhalinyaro ah, halka ay ku dhaawacmeen laba ruux oo kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON