Thursday, June 26, 2025

Diyaarad ay la socdeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyey Magaalada Nairobi

Diyaarad ay la socdeen masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya xalay dib looga soo celiyay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayrobi.

Diyaradan oo ahayd nooca yar-yar ee rakaabka qaada ayaa  dib loogu soo celiyay Magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inaysan heysan fasax ay ku degto Garoomada dalka Kenya.

Wararka ayaa sheegaya inuu diyaaradda la socday Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya  iyo mas’uuliuyiin kale, kuwaasoo trsansit ku noqon lahaa magaalada Nariobi, waxaana arrintan lagu tilmaamay mid ku dhacday arrimo farsamo, iyadoo dadkii la socday ay xalay ku soo laabteen Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON