Friday, July 11, 2025

Donald Trump: “Hillary Clinton waa Sheydaan…” [DAAWO VIDEO]

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee xilak madaxweynaha Mareykanka ee muranka badan ka taagan yahay Donald Trump

ayaa haweeneyda xilka kula tartameysa ee Hillary Clinton ku sifeeyay inay tahay Sheydaan.

Isagoo ka hadlayay isku soo bax ka dhacay magaalada Columbus, Gobolka Ohio ayuu sheegay inuu ka cabsi qabo ina doorashada Mareykanka aanay si cadaalad ah u dhicin oo la musuqmaasuqo, ayna tahay in taagerayaashiisu ay indhahooda furaan.

Wuxuu kaloo cambaareyn u jeediyay musharixii xisbiga dimoqraadiga ee la tartamay Hillary Clinton kaasoo markii dambe taageeray Bernie Sanders, wuxuuna sheegay inuu Sheydaamad taageeray.

DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON