Tuesday, July 1, 2025

Donald Trump oo arrin kedis ah ku diyaariyay Dooda saddexaad ee caawa kala dhaxeya Hillary Clinton

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa arrin kedis ah u diyaariyay dooda saddexaad ee dhex mari doona musharaxa kale ee xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton.

Donald Trum oo cadaadis badan iyo fadeexado heystaan isla markaana shacbiyadiisa hoos u dhacday ayaa dooda caawa ku casuumay nin la dhashay madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo lagu magacaabo Malik.

Obama walaalkii2Malik Obama ayaa taageersan Donald Trump isagoo aamisan musharaxnimadiisa waxaana uu hore u sheegay inuu u codeun doono Donald Trump.

Malik ayaa ku dhashay dalka Kenya, wuxuuna heystaa dhalashada Mareykanka, waxaana dooda caawa ka dhici doonta Las Vegas ku casuumay Donald Trump, Malik ayaa sheegay in Trump uu Mareykanka ka dhigi karo dal weyn mar kale, kana fiicnaan doono walaalkiis.

Kooxda u ololeynaysa musharaxa Jamhuuriga ayaa xaqiijisay inay Malik Obama uu casuumay Donald Trump.

Wakaalado

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON