Tuesday, June 24, 2025

Doorashada Duqa Magaalada Garowe oo goor dhow bilaabaneysa

Doorashada Duqa magaalada Garowe  ee xarunt Puntland ayaa goor dhow la filayaa inay ka bilaabato Hoolka Ha’yadda Cilmi baarista Puntland (PDRC). Doorashada waxaa ku tartamaya shan musharax iyadoo ay  ka qayb galayaan wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Puntland.

Zuhuur Xaashi

Hoolka doorashada  ka dhacayso ayaa waxaa ku qulqulaya musharixiinta iyo mas’uuliyiinta, waxayna wararku sheegayaan inay ugu cadcad yihiin doorashada Axmed Siciid Geele (Shoodhe) iyo Cawil Shiikh Xaamid inkastoo aan la saadaalin karin. 27 xubnood ee ka tirsan Golaha deegaan oo musharixiintu ka mid yihiin ayaa dooranaya Duqa magaalada Garowe iyo ku xigeenkiisa.

Waxaa laga war sugayaa qofka noqon doona Duqa magaalada Garowe 5-ta sano ee soo socota. Waxaa hadda socda khudbadaha musharixiinta jeedinayaan, waxaana xigi doonta codeynta.G

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON