Sunday, July 13, 2025

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle & Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashada

Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in maanta uu ka bilowday dhageysiga khudbooyinka mushrixiinta guddoonka Baarlamanka maamulka Hirshabeelle.

Qorshaha wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo hal maalin dib u dhac ku yimid ayaa dib u bilaabanaya maanta, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle u sharxan saddex musharax oo hal beel kasoo jeeda.

Jadwalkii ay soo saartay Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa lagu asteeyay in doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle ay dhici doonto 13-ka Oktoobar, taasoo hadda u muuqata inaysan suuragal ahayn, isla markaana ay dib u dhac ku keeni doonto doorashada madaxweynaha.

HOOS KA AKHRI JADWALKII WASAARADDA GUDAHA

geedi-socodka-hirshabeelle

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON