Sunday, July 13, 2025

Doorashada Jabuuti oo loo dareeray & Ismaaciil Cumar Geelle oo la filaya guul sahal ah

Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray cod bixin lagu soo dooranayo Madaxweyne cusub oo dalkaasi yeesho, inkastoo dad badan aaminsan yihiin in doorashadani tahay mid uu sahal ugu guuleysan doono Ninka talada haya  Ismaaciil Cumar Geelle oo ay la tartamayaan 6 murashax oo kale.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa loo arkaa nin dooran oo haddana la dooranayo si loogu sharciyeeyo xilka, waxaana horeba loo bedelay dastuurka Jabuuti si loogu ogolaado inuu in ka badan saddex jeer xilka u tartami karo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON