Tuesday, July 15, 2025

Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo ka socota magaalada Cadaado [Akhriso Musharixiinta]

Waxa magaalada Cadaado ka bilaabtay doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo madaxweynaha cusub noqonayo madaxweynihii labaad ee Galmudug yeelan doonto.

Doorashadan oo ay xildhibaannada Barlamaanka Galmudug ka qeyb galayaan waxaa shir guddoominaya Cali Gacal Casir oo ah guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Garabka Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa doorashadan ku tartamaya musharixiinta kala ah:

1- Axmed Maxamuud Baasto – oo Wasiir kasoo noqday maamulka Galmudug

2- iyo C/xakiin Cali Guure – oos isna Wasiirkii Qosheynta ka ahaa maamulka Galmudug

Doorashada ayaa lagu wadaa in goor dhow natiijadeeda soo baxdo, iyadoo maamulka Galmudug uu yeelan doono labada madaxweyne.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON