Sunday, July 13, 2025

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo Heshiis ku kala saxiixday Magaalada Islamabad [Sawirro]

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Teknolojiyada,  gaar ahaan sameynta Kaararka aqoonsiga ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Heshiiskan ayaa maanta lagu kala saxiixday Magaalada Islamabad ee dalka Pakistan waxaana dhinaca dowladda Soomaaliya u saxiixay safiirka Somalia ee Pakistan Khadiija Maxamed Makhzuumi, halka dhinaca Pakistan uu u saxiixay wasiirka arimaha gudaha dalkaasi Axsaan Iqbaal, iyadoo uu goobjoog ahaa Ra’iisul wasaaraha dalkaasi iyo mas’uuliyiin kale.

 

Ma jiro faahfaahin dheeraad ah oo laga bixiyey heshiiskan iyo sababta loo geeyay dalka Pakistan iyadoo aanay qeyb ka ahayn wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, oo sida muuqata loo xil saaray Danjiraha Somalia ee Paksitan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON