Saturday, July 12, 2025

Dowladda Brundi oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya [Daawo Sawirro]

Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamo kale oo hoos shaqeynayay howgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Batalyanka 43-aad  ciidamada Brundi ah ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, iyagoo bedeli doona batalyanka 37aad ee waqtigii howlgalkooda ee Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa ka mida isbedelka caadiga ah ee dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ay ku sameeyeen ciidamadooda, waxaana la sheegay in ciidamada la geyn doono degaanada maamulka Hirshabelle.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON