Monday, June 23, 2025

Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo dhisay Guddi bixiya Shatiyada Kalluumeysiga [Akhriso Document]

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada dalka ayaa sameeyay guddi wadajir ah oo bixiya shatiyada kalluumeysiga badda Soomaaliya.

Qoraal laga helay wasaaradda Kaluumeysiga ayaa lagu caddeeyay heshiis ay dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada saxiixeen oo ku saabsan guddi wadajir ah oo labada dhinac u maamulaya shatiyada la siiyo shirkadaha kalluumeysiga ajnabi ah.

Heshiiskan waxaa wada saxiixay Wasiirada kalluumeysiga iyo maaliyadda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, waxaana uu imaanayaa iyadoo an weli lagu heshiin qaabka qeybsiga kheyraadka dalka.

Ad

HOOS KA AKHRI DOKUMENTIGA

[pdf-embedder url=”https://goobjooge.net/wp-content/uploads/2017/05/DOCUMENTIGA.pdf”]

HALKAN KA FURO HESHIISKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON