Friday, June 27, 2025

Dowladda Iiraan oo soo bandhigtay Diyaaradii Dagaal ee ugu horeysay oo ay sameysatay [Sawirro]

Dowladda Iiran ayaa soo bandhigtay diyaraadii dagaal ee ugu horeysay oo ay iyadu sameysatay, taasoo ah diyaarad dagaal oo jet ah, waxaana daah furay Madaxweynaha dalkaasi Hassan Rohani.

Diyaaradan ayu sheegay madaxweynaha Iiraan inay caddeyn u tahay sida ay isugu tashatay umadda Iiraan, isla markaana ya farriin u tahay caddowga Iiraan sida uu yiri, wuxuuna caddeeyay in Iiraan ay iska difaaceyso caddow kasta oo dibadda kasoo weerara.

Muuqaallada diyaaradda dagaal ee Iiran sameysatay ayaa muujnaya, diyaad dagaal oo casri ah, taasoo ay kaxeyn karaan laga duuliye, waxaana kursiga hore lagu sawiray madaweyne Rohani oo fadhiya kursiga laga duuliyo diyaaradda loogu magac daray  Kowsar.

Diyaaradan ayaa waxay dowlada sheegtay in ay si degdeg ah kaga jawaabi karto weerarada waxayna ku tilmaantay mid casri ah oo tiknolojiyad sare ku howlgaleysa.

HOOS KA DAAWO

Footage of the Kowsar's test flights was circulated by various official media. But live footage of the plane taxiing along a runway at the defence show was cut before it took off

The aircraft is dubbed Kowsar, which in Islamic meaning refers to a river in paradise and is also the title of a chapter in the Muslim holy book, the Quran

Image result for IRAN UNVEILS first domestic fighter jet -

Iran already has U.S.-made F-4, F-5 as well as F-14 fighter jets and also Russian-made Sukhoi aircraft in service

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON