Tag: Iran

WAR CUSUB: Iiraan oo sheegatay inay Gantaallo lagu weeraray Markab shidaal oo ay leedahay

War kasoo baxay shirkadda leh Markabka shidaalka Iiraan ayaa sheegtay in Markabkeeda lagu weerarray laba Gantaal xilli...

DEGDEG: Markab ay leedahay Iiraan oo lagu Qarxiyey agagaarka magaalada Jiddah & Wararkii ugu...

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Markab shidaal oo dalka Iiraan leeyahay lagu qarxiyey Badda Cas meel u dhow Dekadda magaalada...

Sacuudiga oo shaaciyey in 18 diyaarad Drone ah & 4 Gantaal lagu weeraray ...

Dowladda Sacuudiga Sacuudiga ayaa Goor dhoweyd shaacisay in diyaaradihii Drone-ka ahaa ee lagu weerarray xarumaha shidaallka dalkaasi aysan ka imaan dalka Yeman,...

Sacuudiga oo shaacinaya Ciddii ka danbeysay Weerarkii lagu qaaday xarumihiisa Shidaalka [Iiraan miyuu weerari...

Sacuudiga ayaa sheegay inuu shaacin doono maanta ciddii ka danbeysay weerarkii lagu qaaday xarumaha laga soo saaro shidaalka dalkaasi oo sababay inuu...

Boqorka Sacuudiga: “Sacuudiga waa iska difaaci karaa weerarka lagu soo qaaday, laakiin Caalamka waa...

Boqorka Sacuudiga ayaa ka hadlay weerarradii lagu qaaday xarumaha Shidaalka ee Bariga dalkaasi oo sababay in kala bar uu hoos u dhaco...

Ciidamada Kacaanka Iiraan oo qabsaday Markab Shidaal, War yaab lehna kasoo saaray

Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa shaaciyey inay qabteeb Markab siday shidaal oo marayey Badda Khaliijka, iyadoo ku eedeysay inuu Markabkaasi siday shidaal...

Iiraan oo War kasoo saartay Markabka Shidaalka ee ay ka qabsatay dalka Ingiriiska.

War goor dhow kasoo baxay dowladda Iiraan ayaa lagu shaaciyey tallaabo ay ciidamada Iiraan ku qabsadeen markabka Stena Impero oo Ingiriisku leeyahay.

Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan oo qabsaday Markab oo Ingiriisku leeyahay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada kacaanka dalka Iiraan ay qabsadeen Markab sita calanka Ingiriiska oo marayey gacanka Hormuz.

Iiraan oo jebisay Qodob ka mida Heshiiskii Niyukliyerka & Digniin ay u dirtay dalalka...

Dowladda Iiraan ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday qodob ka mida heshiiskii Niyukliyeerka ee Iiraan iyo lixda dal ee dunida ugu...

Dowladda Iiraan oo Digniin Culus u dirtay Imaaraadka Carabta, una yeertay Sii-hayaha Safiirka UAE

Dowladda Iiraan ayaa digniin culus u dirtay dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegtay inay kasoo kacday diyaaradii Mareykanka ee ay ku soo...

Donald Trump: “10 Daqiiqo ka hor ayaan joojiyey Weerarkii lagu qaadi lahaa Iiraan..” [Akhriso]

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixiyey weerar la sheegay inuu Mareykanku ku qaadi lahaa Iiraan oo daqiiqadihii ugu...

Trump oo Amar ku bixiyey in la weerarro Iiraan, kadibna ka noqday markii Diyaaradihii...

Iyadoo xalay ay heerkii ugu danbeysay gaartay xiisadda ka dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan markii ay shalay ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan soo...

Madaxweyne Trump oo sheegay inay Iiraan ku kacday Khalad weyn, markii ay soo riday...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay diyaarad nooca Drone-ka ah oo Iiraan ay kasoo riday ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay in Iiraan...

Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan oo soo riday Diyaarad ay leeyihiin Mareykanka & Wararkii ugu…

Ciidamada Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay soo rideen diyaarad nooca Drone-ka ah ee Mareykanka leeyahay, taasoo kusoo xadgudubtay hawadeeda.

Madaxweynayaasha Dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo hadallo kulul is-weydaarsaday.

Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday ereyo kulul oo ku saabsan xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, kadib weerarradii lagu...

Mareykanka oo Iiraan ku eedeeyay weerarkii lagu qaaday Maraakiibta Shidaalka ee Badda Khaliijka..

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mark Pompeo oo shir jaraa'id qabtay goor dhoweyd ayaa dalka Iiraan ku eedeeyay inay ka danbeysay weerarro maanta...

Mareykanka oo kulan Degdeg ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaramada Midoobay.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.

Iiraan oo ku hanjabtay inay ka baxeyso heshiiska Niyukliyeerka & xiisad dagaal oo sii...

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay hakad galineyso fulinta heshiiskii Nuclear-keeda, kadib markii uu sii kordhay cadaadiska uga imaanaya dalka Mareykanka.

Wasiirkii Arrimaha dibadda Dalka Iiraan oo xilka iska casilay…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Arrimaha Dibadda dalka Iiraan Mohamed Jawad Darif uu ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay.

Maxaabiis ay cafisay Dowladda Iiraan oo maanta ka degaya magaalada Muqdisho

13 maxbuus oo ay cafisay dowladda Iiraan ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, iyagoo sanado ku xirnaa dalka Iiraan.
error: Content is protected !!