Friday, June 27, 2025

Dowladda Iiraan oo tijaabisay Gantaal cusub oo ridadiisu dheer tahay [Daawo Muuqaalkiisa]

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay si guul leh ku tijaabisay Gantaal ay sameysatay oo riddadiisu meel dhexe tahay, kaasoo gaari kara 1350 KM.

Gantaalkan oo lagu magacaabo Hoveizeh ayuu baahiyey telefishanka dalkaasi inay sameeyeen oo ay horumariyeen khubaro reer Iiraan ah, isagoo ka mida isku tashiga dalka Iiraan ee dhinaca milateriga.

Wasiirka Difaaca Iiraan Amir Hatami oo ka qeyb galay bandhiga gantaalkaasi ayaa sheegay inuu awood u leeyahay inuu ku socdo joog hoose iyo mid dhexe, isla markaana bar-tilmaameedyadiisa uu si toos ah u burburiyo.

Image result for Hoveizeh

Related image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON