Saturday, July 19, 2025

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Diyaarado Helikobtar ah iyo Deeq Gurmad ah u dirtay Somaliland [Daawo Sawirro]

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq Gurmad ah iyo Laba diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah u dirtay maamulka Somaliland.

Diyaaradaha ayaa loogu talogalay inay gargaar gaarsiiyeen dadka duufaanta Sagr ay waxyeeshay ee ku go’doonsan Gobolka Awdal, waxaana mid ka mida diyaaradda sii raacay madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmmaan Seylici.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa u mahad celiyay dowladda Imaaraadka iyo madaxda dalkaasi oo uu sheegay inay si degdeg ugu soo gurmadeen Somaliland, ayna yihiin wallaalo dhab ah.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON