Thursday, July 17, 2025

Dowladda Itoobiya oo Sajaayad Masaajid u dhigtay Madaxweyne Obama (Daawo sawiro & Video yaab leh)

Dowlada Itoobiya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ula kac ah oo xumeynayo islaamka iyo muslimiinta kadib markii ay Sajaad loo adeegsado Masaajiyada dadka muslimiinta ah ay u dhigtay madaxweynaha Mareykanka si uu ugu dul socdo kuna bedeshay Roogii Casaa ee soo dhoweynta madaxda loogu talo galay.

Obama1
Daawo  Obama oo ku dul socdo Sajaayad loo dhigay sida roog cas ee madaxdu ku socdaan

Arrintan oo si weyn looga hadlay baraha dadka muslimiinta ah ku xiriiraan, waxaana maamulka Itoobiya ka taliya lagu sifeeyay cunsuri cadaawad u haya muslimiinta, inkastoo dadka dalkaasi ku nool ay in badan oo ka mida yihiin dad muslimiin ah.

Sajaayada muslimiintu dhigtaan masaajidda waxaa loo qaabeeyay qaab islaami ah waxayna leedahay calaamado muujinaya qaab masjir iyadoo midiiba loo qaabeeyay in saf dad ahi ku tukadaan.

Daawo Sajaayada Obama looga dhigay roog cas ee madaxdu ku socdaan

[ad name=”HTML”]

 

Dunida oo dhan waxaa laga isticmaalaa ROOG CAS oo aan lahayn wax calaamado ah si madaxda loogu soo dhoweeyo, laakiin Itoobiyaanka waxay u bareereen ihaano ay ula jeedaan dadka muslimiinta ah

أثيوبيا تستخدم سجاد المساجد في مراسم استقبال أوباما
Daawo  Itoobiya oo Sajaayad u dhigtay Obama si uu uga dul socdo 

Madaxweynah Mareykanka ayaa markii ugu horeysay booqday dalalka Kenya iyo Itoobiya isagoo khudbad ka jeediyay xarunta Midowga Afrika ee Addis ababa. Ujeedada Itoobiyaanka ayaa dad badan is weydiiyeen iyadoo kuwa ugu sahlan ay ku tilmaameen inay ahayd ula kac iyo xumeyn.

Daawo Video sida Obama loogu dhigay Sajaayadaha Masaajidda loo adeegsado

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=eZNbz_YMqX4″]

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON