Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Kenya oo 2 Diyaaradood Dawo ah ka dejisay Muqdisho & dhaawacyo ay qaadeyso[Sawirro]

Dowladda Kenya ayaa noqotay dowladii shanaad ee deeq daawo ah soo gaarsiisa magaalada Muqdisho iyo dowladii saddexaad ee ku yaboohda inay qaadeyso dhaawacyada Qaraxa Muqdisho.

Laba diyaaradood oo sida gargaar Dawo iyo Qalab caafimaad ayaa maanta ka soo degay magaalada Muqdisho, waxaana isku soo duba riday Wasaradda arrimaha dibadda Kenya iyo Bisha cas ee dalkaasi.

Kenya ayaa dhinaca kale magaalada Nairobi u qaadeysa dhaawacyo gaaraya 30 oo lagu daweynayo halkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON