Monday, June 23, 2025

Dowladda Kenya oo si weyn u soo dhoweysay Warbixintii Guddiga Xaqiiqo raadinta ee IGAD (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu soo dhoweeyay warbixintii Guddiga Xqiiqo raadinta IGAD ee xiisadda Diblomaasiyadeed ee Somalia iyo Kenya.

Kenya aya sheegtay inay soo dhoweyneyso Guddiga Xaqiiqo raadinta IGAD ee uu magacaabay Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Gellle, ayna Kenya Guddiga u gudbisay caddeymo aan la diidi karin, iyadoo geysay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya.

Qoraalka Wasaarada Arrimaha Dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in warbixinta Guddiga IGAD ay caddeysay in dhammaan eedeymihii dowladda Soomaaliya u jeediyay Kenya ay ahaayeen kuwo aan sal lahayn, xiriirka ay Soomaaliya u jartayna Kenyana uu abuuray saameyn xun.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON