Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Masar oo deeq Gaadiid iyo hub ugu deeqday ciidamada kumaandooska Soomaaliya

Dowladda Masar ayaa deeq Gaadiid iyo hub ah soo gaarsiiyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, waxaana deeqdaasi oo loogu talagalay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab lagu wareejiyay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Danjiraha dowladda Masar u fidhiya Soomaaliya Waliid Maxamed Ismaaciil ayaa munaasabadda ka sheegay in sahnadda ciidan ay isugu jirto Gaadiid Ciidan, Gaadiidka Gurmadka degdegga ah, iyo Qoryo loogu talagalay in ay ku howlgalaan ciidanka Kummaandooska Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa uga mahadceliyay dowladda Masar deeqdaaasim isagoo xusay in Dowladda iyo Shacabka Masar ay soomaaliya ka caawiyeen dhinacayada Waxbarashada, Caafimaadka iyo tababarka Ciidamada.

DAAWO SAWIRRO

 

vlcsnap-2016-07-19-12h49m52s125vlcsnap-2016-07-19-12h49m59s659vlcsnap-2016-07-19-12h50m12s136vlcsnap-2016-07-19-12h50m47s253vlcsnap-2016-07-19-12h51m18s212vlcsnap-2016-07-19-12h51m30s935

SONNA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON