Tuesday, June 24, 2025

Dowladda Sacuudiga oo War-cad kasoo saartay sababtii ay ku soo celisay Markabkii siday Xoolaha Somalia

Dowladda Boqortooyada Sacuudiga War ka soo saartay sababtii keentay in dib u soo celiso xoolihii ay Soomaaliya u dhoofisay oo gaaraya 27-jun Neef oo Ari ah, kuwaasoo ka dhoofay Dekadda magaalada Boosaaso .

Qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Beeraha, Biyaha iyo Degaanka Sacuudiga ayaa lagu sheegay in xoolaha laga soo dhoofiyay Soomaaliya lagu sameeyay baaritaano, isla markaana  laga helay cudurka ku dhaca xoolaha ee lagu magacaabo (Rift Valler Fever).

Arrintan ayaa naxdin weyn ku noqotay Ganacstada iyo dadka Soomaaliyeed, iyadoo keeni karta in xoolaha Soomaaliya mar kale laga mamnuuco Sacuudiga oo ah dalka ugu weyn ee qaata xoolaha xilliga  xajka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON