Tuesday, June 24, 2025

Dowladda Shiinaha oo safiir cusub u soo magacawbay Soomaaliya [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomyay safiirka cusub ee Shiinaha u soo magacaabay Soomaaliya.Safiirka cusub ee Shiinaha ayaa Qin Jian ayaa maanta la kulmay madaxweynaha, waxaana kulan dhex maray ay uga hadleen xiriirka labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya.

Safiirka Qin Jian ayaa noqonaya safiirkii labaad ee Shiinaha u soo dirto Soomaaliya kadib markii dib loo bilaabay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON