Monday, June 23, 2025

Dowlada Somalia iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo War kasoo saaray Duqeyn ka dhacday Jilib

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Soomaaliya ayaa War kasoo saaray howlgal duqeyn cirka ah oo ka dhacay agagaarka degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe.

Weerarkan ayaa dhacay galabta oo Arbaco, waxaana la shaaciyey inay iska kaashadeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa laga fuliyey degaanka Wadajir ee u dhow jilib, waxaaa qoraallada lagu sheegay in lagu dilay saddex ka mida mintidiinta Al-Shabaab.

Warka ayaa lagu sheegay in duqeynta aysan waxyeelo kasoo gaarin dadka rayidka ah, markii la hubiyey.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON