Saturday, July 12, 2025

Dowladaha Somalia iyo Uganda oo ka hadlay Weerarradii Is-miidaaminta ee ka dhacay Baraawe (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa qoral ay soo saartay ku sheegtay in la fashiliyey weerarro is-miidaamin ahaa oo Alshabaab oo Alshabaab ku qaadeen saldhigooda magaalada Baraawe.

Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ay burburiyeen laba gaari oo qaraxyo siday, oo loola dan lahaa in lagu weerarro saldhigooda, iyadoo aanay cidna dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin ciidamada AMISOM.

Dhinaca kale Afhayeenka ciidamada Uganda Brig Richard Karemire ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku sheegay inay dadka degaanka ku bogaadiyeen ciidamada AMISOM sida ay uga hortageen Weerarkii Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON