Friday, July 4, 2025

Dowladda Somalia ka digtay in Dalka lasoo geliyo Qaadka Miraa ee Kenya (Ilaa Amar danbe waa sharci darro)

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la fasaxin Qaadka Miraa oo weli uu mamnuuc ka yahay dalka, isla markaana aysan soo qaadi karin diyaaradaha ka yimaada dalka Kenya.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu war-geliyey dhammaan Diyaaradaha ka yimaada dalka Kenya inuu Qaadka Miraa mamnuuc ka yahay dalka Soomaaliya, isla markaana aanay waxba iska beddelin siyaasadda dowladda federaalka ee ku aadan Qaadka Miraa.

Hay’adda ayaa sheegtay in Miraa la keeno Soomaaliya ayada oo aan ogolaansho laga haysan Hay’adda loo arki doono tallaabo sharci darro ah iyo xadgudub ka dhan ah hawada Soomaaliya, inta ay dowladda ogeysiin dambe kasoo saari doono.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON