Wednesday, June 25, 2025

Dowladda Somalia oo Hotel qaali ah dejisay lammaanihii sababay in la dilo Marxuum Axmed Dowlo [Daawo]

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dejin u sameysay lammaanaha Maxamed C/raxmaan Mukhtaar iyo Ruqiya C/llaahi Maxamed oo guurkoodu sababtay in dil fool xun loo geysto wiilka adeerkiis Axmed Dowlo.

Lamaanahan oo xaalad cakiran ku jiray ayaa caawa  la dejiyay mid ka mida hoteellada ugu qaalisan magaalada Muqdisho oo habeenkii lagu seexo lacag u dhaxeysa $100 ilaa $150, iyadoo ay kharashka bixineyso dowladda Soomaaliya.

Lama sheegin ciddda sida gaarka ah u bixineysa kharashkan, waxaase hore u balanqaaday madaxtooyada Soomaaliya, sida uu sheegay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada.

HOOS KA DAAWO WARKA LAGA DIYAARIYEY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON