Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday canshuur-dhaaf u sameeyay cuntada quutul daruuriga, xaaladda ka dhalatay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus awgiis.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in si looga hor tago qiime koror ku yimaada qiimaha maciishada in canshuur-dhaaf loo sameeyay Raashika canshuur sida: Bariiska iyo timirta oo loo sameeyay la dhaafay in la canshuur (canshuur dhaaf dhan 100%), iyo Burka iyo saliidda oo loo sameeyay canshuur dhaaf gaaraya 50%.
HOOS KA DAAWO