Monday, July 14, 2025

Dowladda Somaliya oo guddi u direysa Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka Kenya

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka  Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa kadib kulan labada dhinac maanta dhex maray labada dhinac oo guddiga Baarlamaanku codsaday.

odawa1

Su’aalaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya  guddigu waxa ka weydiiyay  waxaa ka mida:

  • Darbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduudka labada dal.
  • Iyo Qorshaha loo dejiyay  xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka  dibadda ku dhibaateysan

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa guddiga u sheegay inay dowladda Soomaaliya u saartay guddi  si gaar ah ula socda Derbiga ay Kenya ka dhiseeyso  xadka labada dal ay sameeysay, wuxuunta intaas raaciyay in guddi ka kooban wasaaradda iyo baarlamaanka ay aadi doonaan kormeerka derbigaasi.

Wasiirka ayaa sidoo kale Guddiga u sheegay  dowladda federaalka ay guddi kale u dhistay la socodka xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee gaar ahaan ku dhibaateysan  dalka Yemen isla markaan uu jiro qorshe lagu soo daad gureynayo dadkaasi oo laga shaqeynayo.

 

Akhri qormadii Goobjooge.com ee Derbiga Kenya

Goobjooge.com

 

[ad name=”HTML”]

 

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON