Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad cusub laga helay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
04 May 2020: waxaa cudurka laga helay 34 kiis oo cusub, Muqdisho waxaa laga helay 27 qof, halka Puntland laga jelay 7 ruux (26 rag ah iyo 8 dheddig ah)
Wasaaradda ayaa sheegtat inay bogsoodeen 17 qof, halka ay dhinteen 3 qof oo hor leh.
Guud ahaan tirada dadka qaba cusub Covid-19 ee Soomaaliya ayaa gaartay 756 qof. iyadoo gearida ay tahay 35, waxaana guud ahaan bogsooday 61 qof.
