Sunday, July 13, 2025

Dowladda Somaliya amartay in la xiro 35 Website (Akhriso Liiska website-yada)

Amar ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la xannibo illaa 35 website, kuwaas oo uu sheegay inay baadhis ku wadaan ka dib markii ay heleen cabashooyin kala duwan oo xafiiskooda soo gaartay.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ayaa ku amray wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta inay xannibaan Website-yadaas inta la hubinayo sugnaanshaha cabashooyinka soo gaadhay xafiiska Xeer ilaaliyaha.

Qoraalkan oo uu soo saaray Xeer ilaaliye ku Xigeenka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xaaji Aadan oo lagu socodsiiyey Wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in cabashooyinka loo haysto website-yadaas ay isugu jiraan kuwo la xidhiidha dhinaca anshaxa iyo faafinta dacaayado kala duwan oo ay ka sameeyeen shakhsiyaad magac ku leh bulshada iyo mas’uuliyiin kale duwan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA

XANIBAAD

XANIBAAD2

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON