Friday, June 27, 2025

Dowladda Soomaaliya oo saxiixday heshiis ku kacaya 2.7 Milyan oo Doolar [Sawirro]

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Qaxootiga dalka Norway ee NRC, kaasoo wax looga qabanayo abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta Gobollada Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxman Ducaale Beyle xukuumadda Soomaaliya u saxiixay heshiiska oo ku kacay $2.7 Milyan (Laba Milyan iyo toddoba boqol oo kun doolar) xaflad maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Maaliyadda.

Hay’adda NRC ayaa mashaariicdan ka fulineysa gobollada dalka si wax looga qabto abaaraha soo noqnoqday iyo biyo la’aanta ka jirta Gobolada Soomaaliya. Dhaqaalaha ku baxaya heshiiska  waxaa bixinaya NRC (Norwegian Refugee Council) oo kaashaneysa Bangiga Aduunka.

SAWIRRO

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON