Tuesday, July 8, 2025

Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay Ciidamadii ay tababarreen Imaaraadka & Xerada Jen. Gordon [Daawo]

Taliska ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasm ah ula wareegtay Ciidamadii ay tababarreen Imaaraadka, saldhiggii Jen. Gordon iyo Qalab ciidan.

Abaanduulaha Ciidamada Qalabka Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay inay si rasmi ah ula wareegeen xeradka Jen. Gordom, ciidamadii Imaaraadku tababarreen iyo gaadiid dagaal oo 25 ka kooban, waxaana uu intaas ku daray inay saraakiisha Imaaraadka ku wareejiyeen dhammaan xerada iyo agabkii yaallay.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON