Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag ugu jawaabtay maamulka Hirshabeelle muranka ka dhashay diyaaradaha Qaadka ee la diiday inay ka degaan Jowhar.
Dowladda aya ku adkeysatay in ay la xisaabtamayaan Diyaaradaha doonaya in ay hareer maraan nidaamka canshuurta dalka, ayna u xil saaran tahay arrintaasi.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye (C/raxmaan Dheere) ayaa sheegay in si adag ay ula xisaabtameen diyaaradaha doonayay inay canshuurta la baxsadaan.
DHAGEYSO