Sunday, July 13, 2025

Dowladda Turkiga oo Hub Casri ah ku Qalabeysay Ciidamada ay u tababartay Soomaaliya [Daawo Sawirro]

Dowladda Turkiga ayaa hub casri ah ku qalabeysay ciidamada ay u tababartay Dpwladda Soomaaliya oo qeybtii ugu horeysay maanta loo soo xiray tababarka.

Hubka ay ciidamdaasi ku soo bandhigeen dhoolatuskii ay sameeyaan ayaa waxaa ka mid ahaa qoriga casriga ah ee Turkigu sameeyo oo dhowaan loogu deeqay dowaldda Soomaaliya nooca MT76  [Akhri halkan] Qorigan ayaa ay mid casri ah oo kaliya dhowaan lagu qalabeeyay ciidamada gaarka ah ee Turkiga, waxaana dalbaday inay iibsadaan dalal dhowr ah.

Waxaa kaloo goobta lagu soo bandhigay qoriga boobaha culus ee la saaro garaawiga gaashaaman ee M2 50, Qoriga Baasuukaha loo yaqaan ee RBG oo Mareykanka iyo Ruuskhku kala sameeyaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people

Dowladda Turkiga oo Hub Casri ah ugu deeqay ciidamada xoogga dalka Somalia [Akhriso warbixinta]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON