Monday, June 23, 2025

Duubabka & Odayaasha H/Gidir oo Musharax C/raxmaan C/shakuur ugu duceeyay Villa Somalia

Kulan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa Duubabka iyo Odayaasha Beesha H/Gidir ay ugu duceeyeen Musharaxa C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya.

Kulanka oo uu hormuud ka ahaa Ugaas Xasan Ugaas Maxamad Ugaas Nuur, nabadoono, Odayaasha dhaqan ka iyo waxgarad kale wuxuu  idlaaday tawfiiq iyo tuf ijaabo, sida uu bartiisa facebook ku sheegay musharaxa.

DAAWO SAWIRRO

duco-abdiraxmanduco-abdiraxman1duco-abdiraxman2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON