Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Iska hor imaad ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa iska hor imaad xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo hoos taga Puntland.

Iska hor imaadka oo yimid kadib weerar ay Booliska ku qaadeen koox Khariga iibisa ayaa ka dhacay xaafada Xerada Kabidda ee waqooyiga Gaalkacyo. Waxaa la xaqiijiyey in dagaalkaasi lagu dilay mid ka mida dableydii kooxdii la weeraray, ayna ku dhaawacmee saddex askari iyo qof shacab ah.

Weerarka ay qaadeen ciidamada Booliska Puntland ayaan lagu guuleysan in lagu soo qabto kooxda ka ganacsata maandooriyaha u badan Khamriga oo goobta ka baxsatay marka laga reebo midkood oo goobta ku dhintay.

Ad

Gaalkacyo ayaa caan ku ah kooxaha ka ganacsadaha Maandooriyaha iyo Khamrada, waxayna iska hor imaadyo joogro ah oo qasaare dhaliya la galaan ciidamada maamulka Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON