Sunday, July 13, 2025

Faahfaahin ku saabsan Qarax qasaare dhaliyay oo saaka ka dhacay Degmada Afgooye

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qarax ay oo saaka ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Qaraxa oo qasaare xoog leh geystay ayaa ka dhashay Miino dhulka lagu aasay, oo la dhigay goob fadhi u ah ciidamada ammaanka. Waxaana qaraxa ku dhintay 4 ruux oo u badan ciidamada dowladda Soomaaliya, dhaawaca ayaa gaaraya 5 qof oo kale.

Weerarkan ayaa imaanaya saacado kooban kadib markii kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Qasaaraha weerarkii shalay iyo qaraxa maanta ayaa sare u dhaafay dhimashada 6 qof oo ciidan iyo shacab isugu jira.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON