Tuesday, April 16, 2024

Faahfaahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & Ciidamada Booliska oo ka hadlay…

Gaari ayaa ku qarxay agagaarka Xeebta Liido ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir xilligii maqribnimada, iyadoo faahfaahin laga helay qaraxaasi.

Qaraxa oo jugtiisa qeybo ka mida magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in goobta la dhigay gaariga, kadibna uu qarxay, waxaana gaariga qarxay uu ahaa nooca Toyota Fielder, Booliska ayaa sheegay inuusan qaraxu geysan wax qasaare ah.

“Abbaare 6.30pm ayaa baabuur noociisa yahay Toyota filler ku qarxay agagaarka aargada Liido. Nasiib wanaag dhimasho iyo dhaawac ma jiro…” ayey tiri taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Gen. Zakiya Xuseen.

Ad

Xaaladda ayaa caadi kusoo noqotay iyadoo ciidamada ay baaritaan ka sameeyeen halka gaariga ku qarxay, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qaraxa

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON